{"id":432,"date":"2014-07-17T10:52:16","date_gmt":"2014-07-17T08:52:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=432"},"modified":"2014-07-17T10:53:04","modified_gmt":"2014-07-17T08:53:04","slug":"garowe-jah-wareerka-ka-jira-shaqada-hayadaha-samafalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=432","title":{"rendered":"Garowe:- Jah-wareerka ka jira shaqada hay,adaha samafalka."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/104.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-438\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/104-300x225.jpg\" alt=\"104\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a>Waxaa sii xoogeysanaysa cabashada ka imaanaysa xafiisyada hay,addaha iyo NGO\u2019ska ku leeyihiin magaalada Garowe ,ka dib markii qaabka la xisaabtankooda iyo fulinta mashaariicdooda hor yimaadeen caqabado hor leh oo ku saabsan is fahan la,aan ka dhex jirta qaar ka mid ah\u00a0 xafiisyada dowlada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cabashada xoogeeda xafiisyada hay,addaha ayaa salka ku haysa\u00a0 faro galin qaawan oo ay kala kulmeen saddex xafiiis oo labo ka mid ah aysan sharci\u00a0 u lahayn , kuwaas oo sida uu sheegey mid ka mid ah madaxda xafiisyada Hay,adda Garowe inay kusoo kordhiyeen jahwareer iyo is fahan daro.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/103.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-437\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/103-300x225.jpg\" alt=\"103\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hay,addaha samafalka xafiisyada ay khaati ka taagan yihiin waa Xafiiska Mashaariicda Madaxtooyada, Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Puntland iyo Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mana jiraan wax isfahan buuxa ah oo ay ka haystaan nidaamka shaqada masuuliyiinta xafiisyadaas jooga\u00a0 islamarkaana aysan khibrad buuxda u lahayn cidda ku shaqada leh Hay,addaha iyo International NGO\u2019ska la xisaabtankooda iyo usoo bandhigida mashaariicda ay fulinayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso \u00a0qorshaha cusub ee uu soo kordhiyey Gudoomiye C.qani Xaashi (Bumbo) <a href=\"http:\/\/www.puntlandfox.com\/2014\/06\/warbixin-maxaa-ka-khaldan-maamulka-gobolka-nugaal\/\">\u00a0halkan <\/a>riix<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/99.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-433\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/99.jpg\" alt=\"99\" width=\"300\" height=\"182\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xafiiska Mashaariicda Madaxtooyada Puntland oo aan horey u jiri jirin, oo loo magacaabay\u00a0<strong>C\/Qani Faarax Dhaashane<\/strong>\u00a0Agaasimaha Mashaariicda Madaxtooyada ka dib dikreeto uu soo saarey\u00a0 Madaxweyne Gaas\u00a0\u00a0<strong>05 bishii March 2014<\/strong>\u00a0<strong>\u00a0<\/strong>ayaa bilaabay<\/p>\n<p>qorshe cusub oo lagu magacaabay la xisaabtanka mashaariicda iyo diiwaan galintooda hay,addaha, kaas oo ka madax banaan\u00a0 wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/105.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-439\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/105.png\" alt=\"105\" width=\"299\" height=\"145\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaana la xaqiijiyey in\u00a0madaxda hay,addaha qaarkood tageen madaxtooyada ka dib markii looga yeerey xafiiska mashaariicda ee uu madaxda ka yahay C.qani Dhaashane,\u00a0\u00a0islamarkaana lagu wargaliyey diiwaan galin iyo keenista Document\u2019s ku saabsan mashaariicda ay hayaan .\u00a0<a href=\"http:\/\/www.raxanreeb.com\/2014\/03\/dhaashane-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-mashaariicaha-madaxtooyada-puntland\/\"><strong>\u201cRiix halkan si aad uga heshid magacaabista dhaashane\u201d<\/strong>.<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qorshahan oo ku cusub Puntland ayaa noqonaya mid saddex jiho u yeelaya xiriirka dowlada iyo hay,addaha ka dhexeeya, waxayna ku micneeyeen \u00a0qaar ka mid ah khuburada\u00a0 ku xeel dheer arrimaha mashaariicda iyo horumarinta inuu hoos u dhigayo nidaam-yadii horre ee la gula xisaabtami jirey sidoo kalena lagu jihayn jirey qaabka loo fulinayo mashaariicda .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxayna ku tilmaameen doorka uu doonayo inuu ku yeesho xafiiska mashaariicda madaxtooyada mid\u00a0 loogu hanjabayo hay,addaha iyo International NGO\u2019s-ka , kuwooda aan ahayn\u00a0 UN-\u00a0 inuu ku yaalo xafiiska\u00a0<strong>Mr Dhaashane<\/strong>\u00a0meesha laga xukumo hay,kalka dowladnimo ee Puntland, uuna u furayo albaab cusub\u00a0<strong>\u201cMusuq Maasuq iyo Jahwareer\u201d<\/strong>.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/100.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-434\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/100.jpg\" alt=\"100\" width=\"199\" height=\"149\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Puntland ayaa nidaamka mashaariicda hay,adduhu fulinayaan jihayntooda iyo la xisaabtankooda ku shaqo leh marka loo eego sidii horre ee laga bartay xukuumadihii horre ee Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shakina kuma jiro inay saamayn ku yeelan doonaan fikradaha cusub ee bar bar ordaya kaalintii wasaaradu arrimahaas ku lahayd, xilli uusan jirin xiriir iyo iska war-qab u dhexeeya masuuliyiinta wasaarada iyo kuwa xafiisyadan gaar ahaan \u00a0Xafiiska Mashaariicda Madaxtooyada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bilihii lasoo dhaafey ayay habacsanaan xoog leh ka jirtay doorka shaqo ee wasaarada qorsheynta \u00a0, walow aysan jirin mashaariic dhaxal gal ah oo ka mid noqonaya kuwa cusub oo la daah furay tan iyo wixii ka danbeeyey isbedelkii ka dhacay Puntland.<\/p>\n<p><strong>FG:<\/strong>\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandfox.com\/2014\/05\/warbixin-hardan-ka-socda-wasaaradaha-puntland\/\"> warbixin\u00a0\u00a0kaga hadashay\u00a0\u00a0<\/a><strong><a href=\"http:\/\/www.puntlandfox.com\/2014\/05\/warbixin-hardan-ka-socda-wasaaradaha-puntland\/\">\u201cHardanka Wasaaradaha ka jira \u2018<\/a><\/strong><\/p>\n<p>Xigasho Puntlandfox<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Waxaa sii xoogeysanaysa cabashada ka imaanaysa xafiisyada hay,addaha iyo NGO\u2019ska ku leeyihiin magaalada Garowe&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-432","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":3161,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=432"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":441,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/432\/revisions\/441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}