{"id":637,"date":"2014-07-22T21:00:29","date_gmt":"2014-07-22T19:00:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=637"},"modified":"2014-07-22T21:00:29","modified_gmt":"2014-07-22T19:00:29","slug":"xog-prof-cali-khaliif-galayr-oo-burtinle-usoo-gudbay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=637","title":{"rendered":"XOG: Prof Cali Khaliif Galayr oo Burtinle usoo gudbay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/194.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-639\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/194-300x129.png\" alt=\"194\" width=\"300\" height=\"129\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayey ilo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen in magaalada Buurtinle ee Gobolka Nugaal lagu wado inuu ka furmayo Shirweyne . Shirkaasoo u dhaxayndoona Khaatumo oo uu hormuud u yahay xil prof Galayr iyo dowlada Puntland ee uu madaxda ka yahay Dr Gaas.<\/p>\n<p>Waxaa maantay ka soo gaaray degmada \u00a0Burtinle wafti uu horkacayo xil. Cali Khaliif Galayr oo xalay soo gaaray degmada Bur-saalax ee Gobolka Mudug kuna hoyday xalay.Degmada Burtinle waxaa iminka ku sugan Siyaasiin kasoo jeeda Gobolada Sool, iyo Cayn iyo koox Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ilaa iyo hada ma jirto cid ka tirsan Dowlada Puntland iyo Odoyaasha dhaqanka oo war kasoo saaray arrintan la xiriirta imaanshiyaha waftiga ka socda maamulka Khaatumo State.<\/p>\n<p>Waxaana baaqday shir maanta loo balansanaa in uu ku qabsoomo Burtinle, ka dib markii maalintii shalay ay geeri ku timid xubno shirka uga qayb gelihaa dhinaca Dr Gaas.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa dabada ka riixaya madaxwaynaha Puntland Dr Gaas oo raba, sida ay ilo diblomaasiyeed u xaqiijiyeen Puntlaneds, in uu si shaqsiyan ah ula heshiiyo xil. Gaalyr iyadoo ujeedadiisuna waa 2016 ka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Xafiiska wararka<\/strong><\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n<p><strong>info@puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Warbaahinta Puntlandes ayey ilo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen in magaalada Buurtinle ee Gobolka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-637","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":3633,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":640,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/637\/revisions\/640"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}