Wararka maanta
Dhagayso-Sawiro: Wasiirka 1aad DFS Cabdiweli oo furay shirka wada xaajoodka DF iyo Puntland
Garoowe (Pes): 11 Oktober 2014 Wasiirka 1aad DFS Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay shir ay...
Dhagayso: Eng. Camay” Wada hadalka DF iyo Somaliland haddaan la balaarin,Shir beeleed ayuu noqonayaa”
Garowe(Pes) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Camay o oka hadlayey wadahadalada DFS iyo Somaliland wuxuuna yira waa lama...
Dhagayso: Qudbadii Xalay Garowe Wasiirka 1aad DFS
Garowe(Pes) Wasiirka 1aad DFS Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa sheegay Puntland inay lafdhabar u tahay Federaalaynta Somalia isla markasna aqoonteeda la...
Dhagayso: Qudbadii Gudoomiye ku xigeenka Barlamanka DFS ee xalay Garowe
Garowe(Pes)) Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka DFS Mudane Mahad Cawad ayaa sheegay wafdi uu hoggaaminayo Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cusmaan...
Dhagayso: Madaxwaynaha Puntland Qudbadii uu xalay ka jeediyey soo dhawayta waftigii DFS
Garowe(Pes) Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas (MOOGE) ayaa khudbad ka jeediyay munaasiibadii xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garowe,...
Daawo Video Dhamaystiran iyo warqado Bosaaso-Minneapolis
Halkan ka daawo Video ga oo dhamaystiran aadna ka helaysin macluumaad badan oo ku saabsan labada Magaalo Akhriso Warqadii uu...
Daawo Video-Warqado: Bosaaso oo la mataanoowday Minneapolis
Golaha deegaanka ee Magalada Minneapolis Gobalka Minnesota Dalka Maraykanka ayaa u codeeyey inay mataano yihiin Magaalooyinka Bosaso iyo Minneapolis. Jaaliyada...
Daawo Video-Sawiro: R.W DFS iyo qaabkii wafdiga Muqdisho loosoo dhaweeyay
Garowe(PEs) Soo dhawaynta Wasiirka 1aad DFS Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa noqotay mid taariikhi ah ka dib markii ay ka qayb galeen...