Sawirro: Xildhibaannada BFS ee gobolka Awdal, siyaasiyiin & madaxdhaqameed shir ay uga arinsanayaa masiirka Awdal uga furmay Addis Abeeba

03 Dec 2023 (Puntlandes.com) Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ee ku matala gobolka Awdal, siyaasiyiin iyo madax dhaqameed uu hoggaaminayo Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble ayaa ka shiraya masiirka Awdal iyo isbeddellada guud ee Geeska.

Gobolka Awdal ayaa waxaa ka bilowday dhaqdhaqaaq loga soo horjeeda maamulka Somaliland iyagoo doonaya inay maamul ay u madaxbanaan yihiin dhistaan.

About The Author