Sawirro: Madaxweynayaashii hore ee Puntland & Musharrixiinta oo ka shirey qaabka loo geleyo doorashada madaxtinimo ka dib bixitaanka SSC-Khaatumo

29 Dec 2023 (Puntlandes.com) Madaxweynayaashii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole, Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Musharrixiinta Mucaaridka ayaa ka shirey qaabka loo geleyo doorashada madaxtinimo ka dib bixitaanka SSC-Khaatumo.

Musharrixiintan ayaa diiddan in 17-ka xildhibaan ee SSCkhaatumo ay ka yimaaddaan dhinaca xukuumadda iyaga oo doonaya in heshiis laga gaadho ama doorashada lagu galo 49 xildhibaan SSC-Khaatumona aysan ka qayb-gelin.

About The Author