Sawirro: Isimada Puntland “Waa in Doorashada lagu galaa 49 xildhibaan hana is casilaan labada xubnood ee guddiga xalinta ku matala SSC-Khaatumo

29 Dec 2023 (Puntlandes.com) Isimmada Dhaqanka Puntland oo war cusub ka soo saaray doorashada Puntland ayaa soo saaray in doorashada lagu galo 49 xildhibaan isla markaasna la ixtiraamo bixitaanka SSC-khaatumo, iyaga oo soojeediyey in labada xubnood ee Sool ku metela Guddiga doorashada ay is casilaan.

Waxa kale oo ay magacaabeen Guddi isimmo ah oo korjoogteynaya doorashada madaxtinimo gaar ahaanna xulista xildhibaannada.

About The Author