Daawo Sawirro-hadaljeedintii musharax Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

31 Dec 2023 (Puntlandes.com) Ra’iisul wasaare hore ee Soomaaliya isla markaasna ah Madaxweynihii hore ee dawladda Puntland musharax Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa munaasabad ballaaran oo xalay ka dhacday Garowe ku soo bandhigay barnaamijkiisa musharaxnimo.

Dr Gaas ayaa yiri “Waxaan dhisayaa kaabasha dhaqaalaha ee dekedaha iyo garoomada, SSCKhaatumo na waxaan u qaban shir…”

About The Author