Madaxdii hore ee dalka ”madaxweynaha kaligiis ayaa isku koobay hawshii dalka ee dhinaca siyaasadda, dhaqaalaha diblomaasiyadda iyo bulshada..”

10 Feb  2024 (Puntlandes.com) Waa warqad furan oo ay qoreen Madaxweynihii hore Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Wasiir hore Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur oo ahaa saaxibadii Madaxweyne Xasan Sheekh ay iskalana tirsanaayeen Midowgii Musharaxiinta.

Madaxda waxay madaxweyanah Soomaaliya ku eedeeyeen inuu kaligiis isku koobay shaqadii dawladda waxayna qoraal ku yiraahdeen ”madaxweynaha kaligiis ayaa isku koobay hawshii dalka ee dhinaca siyaasadda, dhaqaalaha diblomaasiyadda iyo bulshada..”

About The Author