Muuqaal: MD Muse Biixi “Xasan Sheekh waxaan leeyahay ninkaani muxuu mutaystay oo lagu dilay”

25 Feb  2024 (Puntlandes.com) madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ky eedeeyey inay dawladda Xasan Sheekh gacan ku leedahay dilka AUN Cabdinaasir Muuse Dahable.

Madaxweyne Biixi ayaa yiri “Ninkani siyaasi muu ahayn, cid ma maagin ee diyaaradaha shacabka iyo sida loola hadlo uun buu yaqaanay, taasina wax qarsoodi ah ma ahee dawladda Xasan Sheekh waxan leeyahay ninkani muxuu mutaystay ee lagu dilay, taas oo jawaabteeda haddii la waayona waa Badheedh”

About The Author