Muuqaal: Ceerigaabo oo isu socodka gaadiidka la Joojiyey laga bilaabo labadda duhurnimo

30 Nov 2024 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Somaliland Axmed Cabdi Muuse iyo Taliyaha Qaybta booliska Gobolka ayaa ku dhawaaqay in magaalada Ceerigaabo in la joojiyey isu socodka gaadiidka laga bilaabo labadda duhurnimo, gaadiidka dadka qaada ayey sidoo kale mabnuuceen.
Magaalada gudaheeda ayaa waxaa ka dhacay dilal qorshaysan iyo boob hantiyeen kaas oo lagula kacay dadka soo jeeda Beel degta magaalada.