Muuqaal: MD Axmed Madoobe “Waxkasta oo aan xuquuq u lahayn wey joojiyeen, anana waxba nagama dhexeeyaan mana aqoonsanin Dowladda Xamar, cid kasta waxa aan ula macaamilaynaa si madaxbanaan”

19 Feb 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa ku celiyey inuusan dawlad u aqoonsanayd dawladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku eedeeyey khayrul mas´uuliyiin.
Axmed Madoobe ayaa yiri “Waxkasta oo aan xuquuq u lahayn wey joojiyeen, anana waxba nagama dhexeeyaan mana aqoonsanin Dowladda Xamar, cid kasta waxa aan ula macaamilaynaa si madax-banaan.”
“Muqdisho dawlad Soomaaliyeed ma fadhido ee waxa fadhiya Shirkad aan garanayn dawladnimada Soomaaliyana meel xun ku wada”