WAR-SAXAAFADEED: Hawlgalkii maanta oo ahaa Cir iyo Dhul, waxaa lagu dilay in ka badan 44 Argagixiso Daacish ah, waxaana laga qabsaday Argagixisada deegaano muhim ah
20 Feb 2025 (Puntlandes.com) War-saxaafadeed ay soo saartay dawladda Puntland ayaa lagu faahfaahiyey Hawlgalkii Aragagixiso sifaynta ee maanta oo ahaa Cir iyo Dhul, iyadoo lagu dilay in ka badan 44 Argagixiso Daacish ah, waxaana laga qabsaday Argagixisada deegaano muhim ah.