Daawo sawirrada Ciidanka Puntland oo soo bandhigay Qaar ka mid ah Gaadiidka iyo Mootooyinka lagu gubay Argagixisada

23 Feb 2025 (Puntlandes.com) Ciidanku waxay gaareen Qaar ka mid ah Gaadiidka iyo Mootooyinka lagu gubay duqeymihii u danbeeyay ee ka dhacay Cal-miskaad. Waa Gaadiid iyo mootooyin qaraxyo awal lagu qorsheeyay Laakiin duqeynta lagu burburiyey.
Waxaa jira Maydad iyo Xabaal-wadareed ay qayb ka mid ah xubnahoodii sarsare ay ku aaseen Argagixisadu.



