Sawirro: Ciidanka Puntland oo Argagixisada Daacish ka sifeeyey Sheebaab oo xarun muhim ah u aheyd

24 Feb 2025 (Puntlandes.com) Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland Argagixisada Daacish kala wareegay deegaanada Sheebaab, Kayaxa iyo deegaannada ku hareeraysan ee buuralayda Calmiskaad .
Magaalada Sheebaab oo Argagixisada Daacish u ahayd xarun muhim ah ayaa maanta Ciidanka Puntland ka faro maroojiyeen iyagoo iminka firxad ah.















