Muuqaal: Guddoomiyaha Gobolka Mudug “ciidankii xalay ma ahan Ciidan dawladeed, talaabo kasta oo ay qaadana waa fal dambiyeed”

18 May 2025 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Mudane Faysal Sheekh Cali oo saxaafadda la hadlay shir guddiga Amniga Gobolka Mudug kadib ayaa wuxu si adah uga hadlay Ciidamadii hore loo oran jiray “PSF” oo xalay sifo sharci daro ah ku soo galay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Gudooye Faysal “Amniga annagaa mas´uul ka ah cid kale oo aan ka aqbalaynaana ma jirto, ciidankii xalay ma ahan Ciidan dawladeed, talaabo kasta oo ay qaadana waa fal dambiyeed”

About The Author