26 May 2025 (Puntlandes.com) Wasaarada arimaha dibada Kenya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in iyadoo aqoonsan midnimada Somaaliya, ay haddana ay xiriir la samaynayso Somaliland iyo Jubaland, oo ay sheegtay in ay dano amni iyo mid ganacsi la wadaagto.