Muuqaalo: Hirshabeelle oo soo bandhigay fadeexad ah Hay’adda SODMA oo 2 diyaaradood ku geeyey 4 Kartoon

25 May 2025 (Puntlandes.com) Dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa intii aysan Xiriirka u jarin Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaran, SODMA  waxay soo bandhigay fadeexadku saabsan waxa ku jiray afartii Kartoon ee ay Hay´addu labada diyaaradood ku gaysay.

Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka, SODMA, Maxamuud Macalim Cabdulle oo horay loogu Eedeeyay in uu Musuq-maasuqay Gar-gaarka shacabka loogu tala galay ayaa waxaa meel fagaare ku karbaashay gudoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye.

Gudoomiyaha Hay’adda SODMA ayaa waxaa lagu xusuustaa dhor jeer oo uu u raray Gaadiidka Xamuuölka oo markiiba 50 baabuur ka badnaa deegaanka Masjidka Cali Gaduud iyo Degmada Aaadan Yabaaal, iyadoo looga soo cararay Alshabaab.

Maamulka xasan Sheekh oo u cadaalkad samaynwaayey gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan miyaa Soomaalida kale u cadaalad falaya???

Hoos ka daawo Hirshabeelle kashiftay fadeexadda Gud SODMA:

Hoos ka daawo Gud gobolka Hiiraan oo ku qarxiyey Gud SODMA:

About The Author