Daawo Video: Qodobadii Puntland iyo DFS ku heshiiyeen

Garowe(Pes) Waxaa maanta lagu saxiixay Magalada Garowe ee Caasimada Puntland  heshiis ay gaareen Puntland iyo DFS Xamar.

Qodobadda lagu heshiiyay oo ahaa 12 qodob ayaa waxaa ka mid ah in mamulka gobaladda dhexe uu ku kooban yahay Koonfurta Mudug iyo Galgaduud, kaasoo aan buuxinayn sida uu qabo dastuurkii ummadda somaliyed ku heshiisay oo ah laba Gobol iyo wixii ka badan.Waxaa kaloo ka mid ah heshiiskii maanta in gudi loo saaro saluuga Puntland ka muujisay in qodobo laga badalay Dastuurka KMG ah ee dalka.

Daawo qodobadii lagu heshiiyay

Puntlandes.com

About The Author