Daawo Video: dood kulul oo ku saabsan sanadkii Dawlada Gaas maxaay qabatay?

Dood kulul oon waxba layskula harin ayaa waxaay dhexmartaay laba muwadin oo reer Puntland ah doodaan ayaa waxaay ku saabsantahay dereenka shacbka iyo siyaasiga waxana looga hadlaya halkii sano ee uu xolka hayey madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas maxaa u qabsoomay? maxase u qabsoomi wayaay?

Eedaha ugu badan waxaa kamida:

  1.  Mushaar laan baahsan oo saamaysay Ciidamada iyo Shaqaalaha dawlada
  2. Canshuur farabadan oo la qaado meel ay ka baxdayna aan la aqoon
  3. Caburinta Saxafada xorta ah
  4.  Saamiqaybsiga Dawlada oo laga qadiyey dadkii kale Isbedeldoonka maahee
  5. Cadaalad daro tii ugu darayn
  6. Dalxiiska tirada badan ee uu Madxawayne galay intii uu xilka hayey
  7. Gobolka Mudug oo dayacan

Waxaana doodaan ka qaybgalay C/risaaq Shirwac iyo Cabdi Axmed Caabi

 

Halkaan hoose ka Daawo Dooda


Puntlandes.com

About The Author