Daawo Video: Qudbadii madaxweyne Cadde ka jeediyey Xafladii madaxweyne Gaas

Xalay, 08 jan 2015, ayuu madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse xafladii lagu xusayey sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii la doortay madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Gen Cadde ayaa runta u s heegay madaxweyne Gaas kuna yiri dadkii xaflada joogay hortooda iyo iyadoo waliba si toos ah aduunka oo dhan looga daawanayey “waa been waxa aad qabateen ma jirto, Puntland na halis ayey ku jirtaa”

Daawo Videoga maxadweyne Cadde oo runta u sheegaya madaxweyne Gaas

About The Author