DAAWO VIDEO: SHIRKII JARAAID EE XASAN YUSUF DHUUX IYO NABADOONO REER MUDUG AH AY KU QABTEEN GAALKACYO

Waxaa shalay, 15 kii jan 2015, shir jaraaid ku qabtay Xrunta Gobolka Mudug ee Gaalkacyo Xasan Yuusuf Dhuux ”Xasan Garabeey” ,  Nabadoono iyo waxgarad reer Mudug ah iyagoo kaga hadlayey shirkaas jaraaid ”Xukun” ku sheegii Maxkamad ku taala Garowe ay ku xukuntay Mawaadiniin reer Puntland ah oo uu ku jiray Xasan Garbeey.

Daawo videoga

Puntlandes.com

About The Author