Daawo Video: Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida ”Dhuusamareeb waa Caasimada State ka cusub”

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ayaa shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Taliyaha yaa wuxuu ku dhawaaqay in ay Dhuusamareeb uu ka dhigayo ama ay noqonayso caasimada Dawlada cusub ee ”Gobolada Dhexe”

Daawo Videowga.

Puntlandes.com

About The Author