Dhagayso: Taliyaha Qaybta Booliiska G Bari ”Dad u shaqeeya dowlada Gaas ayaa taageera Alshabab”

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle sare Cabdixakiim Yuusuf Xuseen  ayaa sheegaya inay ku xiran yihiin oo ay taageero siiyaan kooxaha falalka amni darada ka wada magaalada Bosaso dhinacyo ay ka mid yihiin ganacsatada waaweyn iyo shaqsiyaad u shaqeeya dowlada Gaas oo uu sheegey inay soo siiyeen baabuurkii ay ku howlgaleen kooxdii Bosaso labo habeen ka hor weerar ku soo qaaday

Taliye Cabdixakiim ma uusan sheegin magacyada dadka uu sheegey inay u shaqeeyaan hay,addaha dowlada oo taageero siinaysa kooxda Alshabab iyo Ganacsatada uu sheegey inay taakuleynayaan kooxdaas.

Dhagayso taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari


Puntlandes.com

 

About The Author