Akhriso Wareegtadii maanta lagu magacaabay Wasiirada cusub ee dawlada koonfur Galbeed Soomaaliya

Waxaa maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ee caasimada kumeel gaarka ee dawlad koonfur Galbeed Soomaaliya munaaasibad lagu dhamaystirayey golaha wasiirada dawlada koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

1087
Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliya KG

 

Wasiirada Cusub ee maanta uu magacaabay madaxweyne Shariif Xasan waxaa ka dhexmuuqda siyaasiga caanka ah Ismail Aden Dirie oo loo magacaabay Wasiirul dawlaha Maaliyada.

1732
Wasiirka Xanaanada Xoolaha KG

 

 

Waxaa kaloo ka mid ah madaxweynihii maamulka lixda Gobol Madoobe Nuunow Maxamed oo loo magacaabay Wasiirka Xanaanada Xoolaha.

Akhriso Wareegtada uu ku magacabay Wasiirada madaxweyne Shariif

Wareegatda lagu magaacabay Wasiirada cusun ee KG

1723

1724

1725

1726

1727

1728

1729

Puntlandes.com

 

About The Author