Month: March 2015

Sawiro: Madaxweyne Gaas oo ka qeyb-galay Barnaamij ay dawladda Puntland soo qaban qaabisay oo shacabka reer Puntland si toos ah su’aalo ugu waydiinayeen Madaxweynaha

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-3-2015 hoolka jaamacada Bariga Afrika ee Garoowe...