Sawirro: Gudoomiyaha Golaha Aalka Sare oo ka dhoofay Garawe kuna laabtay Muqdisho

17 July  2020 (Puntlandes) Gudoomiyaha Golaha Aalka Sare BFS Senator Abdi xaashi Abdullahi,Guddomiye Ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Senator Mowliid Xuseen Guhaad iyo Senataro ayaa ka soolaabtay Magaalada Garoowe oo ay uga qeyb galeen aaskii qaran ee loo Sameeyay Ra’iisul wasaarahii Hore ee Soomaaliya mdne.Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweyne K/X Hore ee Dowlad Goboledka Puntland Maxamed Abdi Xaashi.






Puntlandes.com

About The Author