Daawo Wasiirka Arimaha Dibada DFS ”way dhamaatay Aduunkii la oran jiray Dawladaa waxaas samaynaysa, dadkaa waxooda samaysanaya”

Wasiirka Arimaha Dibada DFS Cabdisalaan Hadliye ayaa TV HCTV oo ka waraystay shir ku saabsan maalgashiga Soomaaliya oo berri ka furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya yiri way dhamaatay Aduunkii la oran jiray Dawladaa waxaas samaynaysa, dadkaa waxooda samaysanaya. Isagoo Wasiirku ku sii daray in dadku magaalooyinkooda dhistaan waxna qabsadaan iyagu.

Daawo Wasiirka

Puntlandes.com

About The Author