Daawo sawiro: Markii la tooganayey Gen Gabayre, Gen Caynaanshe iyo Col Dheel 1972

Waxay ahayd bishii july 1972 markii uu Siyaad Bare si bareer ah oo loo wada jeedo ku dilay saraakiil dalka ku lahaa xuquuq muwaadinimo iyo mid ay ugu soo halgameen isagoo Siyaad ka cabsi qabay in ay xukunka kala wareegaan waxayna kala ahaayeen Gen Salaad Gabayre Kadiye, Gen Maxamed Caynaashe Guuleed iyo Col Cabulqaadir Dheel Cabdulle.

Maxay samaysay Soomaalidii waxba oo waa ay usoo daawasho tageen. Gacan ka xaqdaran baa dishaye Allah waxaan uga baryeynaa in uu u naxariisto.

Daawo sawiradan Taariikhiga ah

1805

1806

1807

1808

1809

1810

1811

1812

1813

1814

Puntlandes.com

 

About The Author