Akhriso: Weeradii Al Shabaab Kenya u qaaday iyo tirada dadka ku dhintay

Tan iyo markii ay Kenya gudaha u gashay Koonfunta Soomaaliya, okt 2011, oo ay ka talinaysay Kooxda Al Shabaab ayaa waxaa gudaha dalka Kenya ku soo badanayey Falal lagu bartilmaameedsanayo shacabka Kenya.

Hadaba waxay Puntlandes u soo gugbinaysaa akhristayaasheeda weeraradii ugu khasaaraha badnaa ee Al Shabaab ka gaysato Kenya, waxayna ka yihiin sidatan hoose:

  • 2 abriil 2015: Waxaa lagu dilay Jaamacada Gaarisa ugu yaraan 147 qof
  • 2 dicember 2014: Waxaa lagu dilay 36 qof magaalada Mandheera
  • 22 november 2014: Waxaa lagu dilay 28 qof oo gaari bas ah la socday, kuwaas o oka yimid Mandhera una socday Nairobi
  • 16 juun 2014: Waxaa lagu dilay ugu yaraan 50 qof Mpeketoni oo daawanayey koobka aduunka ee kubada cagta
  • 2 janaayo 2014: Waxaa lagu dhaawacay 10 qof maqaaxi
  • 21 sebtember 2013: Waxaa lagu dilay ugu yaraan 67 qof, Westgate M Nairobi

Puntlandes.com

About The Author