Daawo Gudoomiye oo April 2020 afkiisa ku qiraya in dastuurka dalku u ogolaanayn in Baarlamaanku muddo xileedkooda iyo kan madaxweynaha ay kordhiyaan ama dheeraystaan

15 April 2021 (Puntlandes) Gudoomiyayaha Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo April 2020 waraysi siiyey BBC ayaa caddeeyey in dastuurka dalku uusan u ogolaanayn in Baarlamaanku muddo xileedkooda iyo kan madaxweynaha ay kordhiyaan ama dheeraystaan.

Gudoomiye Mursal ayaa yiri ”Waxay ila tahay wadankaan Dastuur uu leeyahay, dastuurka kmg ah markaad akhrisid,…Qodobka 64aad xil-haynta Baarlaamnaka 4 sano waayw, qodobka 91aad, xil-haynta madxaweynah waa 4 sanno, meel ay ku qoran tahay ma jirto in Baarlamaanku, meel ay uga banaan tahay inay xilka kororsadaan halkaan kama muuqato…”

Puntlandes.com

About The Author