Daawo sawirada Shacab iyo ciidamada Gen Saadiq oo is kaabaya oo qotey dhufaysyo, jarayna dhammaan jidadkii soo gali jiray xaafada Shiirkoke.

17 April 2021 (Puntlandes) Xaafadda Shiirkole ee degmada Hodon ayaa ilaa xalay waxaa ka jiray xiisad xoogan kadib markii madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Faraajo uu halkaas geeyey ciidamo badan oo la sheegay in lagu soo qabanayo Saadiq..

Saaka ayaa waxaa xaafadda Shiirkole lagu arkay Shacab iyo ciidamada Gen Saadiq oo is kaabaya oo qotey dhufaysyo, sdioo kalana waxay jareen dhammaan jidadkii soo gali jiray xaafada Shiirkoke.


Puntlandes.com

About The Author