WAR DEG DEG AH Al-Shabaab oo Caawa mudda Kooban lawareegtay Saldhig ku yaal Bosaso.

Fiidnimadii caawa waxaa Alshabaab mudda kooban la wareegtay Saldhigga Baalade ee magalada Bosaso. Weerarka oo Alshabaab u adeegsatay Bumbooyin iyo Rasaas.

Waxaa Weerarkaas ku dhaawacmay Taliyihii Saldhiggaas Gaashaanle dhexe C/dirishiid maxamed Cabdi iyo dhowr Askari oo kale.

Waxii warar ah oo kasoo baxa dibaan idiinkasoo sheegaynaa haddii Allah idmo

Puntlandes.com

 

About The Author