Xaflada caleema saarka baarlamaanka oo Jubaland ku martiqaaday Beesha caalamka, DFS iyo Dawlad Goboleedyada

Dawlada Jubaland ayaa casumaad u fidiyay madaxda DFS,kuwa dowlada goboleedyada iyo wakiilada beesha caalamka si ay goob joog uga noqdaan xaflada caleema saarka Jubaland oo la qorsheeyay inay dhacdo 25/04/2015.

Xildhibanaada baarlamaanka Jubaland ayaa lagu dhawaaqay lana dhaariyay 15/04/2015 iyadoo lagu wado in xaflada fadhigooda ugu horeeya ku doortaan afhayeen iyo afhayeen kuxigeen kadibna ay guda galaan howlahooda shaqo.

Puntlandes.com

About The Author