Daawo Video: Xildhibaan CABDI BARRE ” Waxa Cadaado ka socda waa Federaaldiid”

Xildhibaan Cabdi Barre oo booqsho ku maraya dalalka Yurub ayaa waxa uu TV ga Somalicannel siiyey waraysi aad u xiiso badan oo uu kaga hadlayo xaalada uu dalku ku sugan yahay, Hiigsiga 2016 ka, maamulka loo dhisayo Koonfurta Mudug iyo Galgaduud, oo ay madaxda DFS u maareynayaan si sharci daro ah. Xildhibaan Cabdi Barre oo lagu bartay in uusan ka weecweecan runta sharcigii lagu heshiiyey ayaa arimahaan aadka muhiimka u ah ka hadlaya ee hoos ka daawo.

Xildhibaan Cabdi Barre oo aad uga hadlay maamulka loo dhisayo Koonfurta Mudug iyo Galgaduud isagoo ku sifeyey mid la doonayo in lagu hor istaago in Soomaaliya ay noqoto Federaal laguna hurinayo dagaal sokeeye oo hada ka bilowda Soomaaliya. Xildhibaan Cabdi Barre ayaa yiri “Waxa Cadaado ka socda waa Federaaldiid ee maaha waxdhisid”

Daawo waraysiga aadka u xiisaba badan

Puntlandes.com

About The Author