WAR DEG DEG AH: Qarax ka dhacay agagaarka xarunta FAO ee Garowe

Qarax daqiiqado ka hor kadhacay Xarunta Hay’adda FAO Meeshaan oo ah meel istaraatiiji ah oo ay ku yaalaan Hotelka Rugsan Square iyo Capital café.

Qaraxa oo lala beegsaday Hay’addaas waxaa Gaari UNICEF leedahay oo  marayay irideeda Lakacay Qaraxu lamina garanayo dadkii saaraa inta kabadbaaday inkastoo dhaawac iyo dhimashoba lasheegayo inay jirto waxii faah faahin ah dibaan kasoo sheegayna

Faahfaahin kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author