Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland oo magacaabay booqdayna goobtii qararu ka dhacay

IMG_7311

Madaxweyne ki xigeenka Puntland ayaa Cambaareeyey Qaraxii maanta lagula eegtay Shaqaalaha UN Magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland.  Qaraxa ayaa abaare 8:00 subaxnimo ee saaka waxaa qarax ka dhex qarxay Gaari Bus ah oo ay saarnaayeen shaqaale katirsan Qaramada Midoobay isuguna jiray Ajanabi iyo Soomaali, gaariga ayaa qarxay xili uu shaqaale kale ka qaadayey afaafka hore ee xarunta Hay’adda FAO .

Dawladda waxay si buuxda u cadaynaysaa inaan falkaan wax saamayn ah ku yeelanayn amniga iyo kala-dambeynta wanaagsan ee kajirta Puntland, xaalada magaalada Garoowana ay tahay mid caadi ah, islamar ahaantaana ciidanka Amniga Puntland si dar dar leh ay u wadaan baaritaano xoogleh oo ku aadan dhacdadaas.

Sawirro

IMG_7304IMG_7307IMG_7311IMG_7339IMG_7341IMG_7344IMG_7346IMG_7356IMG_7361IMG_7368

Puntlandes.com

About The Author