Sawiro: Suuqyada Gaalkcyo oo Biyo Dhex Fadhiyaan iyo Ganacsigii oo Hakad Galay daawo dayaca ka muuqda!

Waxaa Maalmahanba ka da”ayey Gudaha Magaaladda Gaalkacyo iyo tuulooyinka ku dhow dhow Robaab Mahiigan ah oo saamayn ku yeeshay xarumaha ganacsiga Gaalkacyo Puntland.

Warbaahinta Puntalndes ayaa waxay Xusuusinaysaa Reer Mudug Dayaca ka muuqda Magaaladooda iyo in ay u itaagaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen maadaama maamulkii ay u doorteen uusan waxba u qaban Magaalada ee uu iska qaato canshuurta.

Hoos Kadaawo sawiro
11127607_1114505745231236_4582908066247677410_n

11182206_1114505925231218_6636952807767920839_n

11193389_1114505155231295_2622895413535825777_n

11203164_1114505508564593_7141625825484811186_n

About The Author