Sawirro: Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo la doortay

2040
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubaland Sheekh Cabdi Maxamed C/raxmaan

Xildhibaanadda Jubbaland ayaa cod aqlabiyad ah Gudoomiyaha Baarlamaanka  Jubbaland ugu doortay Sheekh Cabdi Maxamed C/raxmaan.

Gudoomiye ku-xigeenka Koowaad ayaa loo doortay Jaamac Aadan Khaliif,halka Gudoomiye ku-xigeenka 2-aad loo doortay Cabdi Baaleey,waxaana doorashadan soo dhaweeyay Shacabka Jubbaland,Dawladda federaalka iyo Maamulka Dawlad Goboleedka Puntland.

 

30

31

Sawirro.

27 26 25 29 24 23 18 14 13 15 16 17 22 21 20 30 31 33

Puntlandes.com

About The Author