Daawo Video: CabdiQaybdiid oo kashifay Gaas sheegayna in uu Gaas u saxiixay Gobolka Mudug in la raaciyo Cadaado!

1996a

Madaxweynaha Puntland ee iminka Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markuu ahaa RW DFKG oo uu u tartamayey madaxeynaha DFS waxaa uu u saxiixay Beesha Hawiye inay qaataan Gobolka Mudug ee Puntland isagoo ay la ahyd waxaad uga bedelanaysaa in ay kuu doortaan madaxweynaha DFS.

Hawiye Gaas ma dooran waxayna la soo baxeen warqadii uu u saxiixay markuu RW ka haa dawladooda. Waqtigan xaadirka ahna wali waxaa rajo uga jirtaa Gaas in ay Hawiye u doortaan 2018 ka madaxweynahooda waana taas sababta uu uga aamusan yahay Sheegashada uu Xasan Culusoow iyo Cabdiqaydiid sheeganayaa Gobolka Mudug ee Puntland.

Gaas ayaa waxa kaliya ee uu ka hayo Puntland noqotay in uu ka uruursado lacag si uu Xamar ugu aado 2018ka.

Hoos ka daawo CabdiQaybdiid oo kashifay Gaas sheegayna in uu Gaas u saxiixay Gobolka Mudug in la raaciyo Cadaado oo au qaataan iyagu!

Puntlandes.com

About The Author