DEG DEG-Dhageyso: Wasiirka warfaafinta PL ”madaxweyne Xasan si cad oo dadku aad u fahmi karo uma cadayn in maamulku ku egyahay K Mudug iyo Galgaduud”

Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdiwali Xirse Cabdulle Indha-Guran oo ka hadley halka uu marayo khilaafka ka taagan shirka Garowe gaar ahaan gobolka Mudug ayaa sheegey in weli xal laga gaarin khilaafka taagan.

Wasiir Indhaguran ayaa sheegey in Puntland ay doonayso oo kaliya heshiis dhexmara labada dhinac balse aysan aqbaleyn in warsaxafadeed ku ekaado mowqifka dowlada federaalka ee ku aadan gobolada dhexe ee Somalia.

Waxa kale oo wasiirku sheegay in aysan Qodobka Khayraadka isku afgaran Puntland iyo DFS. Wasiirku wuxuu kaloo sheegay ay diideen in aan qodob kale loo gudbin inta la iska afgarano Qodobka Gobolka Mudug. Haddii Raysul wasaarihii saxiixiisii la diiday, haddii dadkii loo yeeranayo, haddii Mudug iyo Galgaduud la leeyahay ..anana waan diidnay waxaan …

 

Dhagayso Wasiirka


Puntlandes.com

About The Author