Daawo Video: Gudoomiye Muungaab oo Tirakoobka CAYNTE ku tilmaamay “Riyo Carwasaad ah)

31 May 2015 (Puntlandes)- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab ayaa wuxuu ku sifeeyey Tirakoobka CAYNTE mid “Riyo Carwasaad ah), wuxuuna ku gacansayray Riyada CAYNTE Wasiirka Qorshaynta DFS.

Muungaab oo ka sii hadlaya Tirakoobka CAYNTE ayaa is waydiiyey sida uu magaalada Muqdisho uu CAYNTE Satalite ugu tiriyey dadka ku nool inta ya yihiin.

Halkan ka daawo Muungaab

Puntlandes.com

About The Author