Muuqaal: Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ”Weerarkii Garowe waxaa soo abaabulay Xildhibaanno iyo Senataro uu Timacade hoggaaminayo”

22 June 2023 (Puntlandes) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdirashid Yusuf Jibril ayaa ku eedeeyey Senatoro uu ka magacaabay Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare JFS Cabulaahi Cali Xirsi (Timocadde) iyo Xildhibaano uu sheegay inay Villa Somalila usoo dirtay Garowe inay ka dambeeyeen dagaalkii 20kii bishaan ka dhacauy Garowe.

Gudoomiyaha ayaa yiri ”Weerarkii Garoowe waxaa soo abaabulay Xildhibaanno iyo Senataro uu Timacade hoggaaminayo, khalkhalka Caasimaddu wuxuu soo dedejinayaa in Sool la qabsado”.

About The Author