Sawirro: Kusimaha Madaxweyna dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Arday Tartanka Qur’aanka muqdisho kaga qayb gashay
Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 25-April-2016 xafiiskiisa ku qaabilay ardaydii...