Wasiirka Xannaada Xoolaha & Daaqa Puntland oo laga waraystay shaqada socota ee wasaaradiisa iyo qorshayaasha u degsan

19 May 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka wasaaradda Xannaada Xoolaha & Daaqa dawladda Puntland Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux oo PL tv ka waraystay shaqada socota ee wasaaradiisa iyo qorshayaasha u degsan.

Dawladda Puntlnad ayaa dhowaan daah-furtay talaalka iyo dawaynta xoolaha iyadoo laga fulin doono guud ahaan gubolada Puntlnad, iyadoo ay wasaaradda xoogga saarat caafimaadka, Biyaha iyo Daaqa xoolaha Puntland.

Linkigaan hoose riix si aad u daawato:

https://www.facebook.com/100004954356841/videos/1127694198459387

About The Author