Dhagayso: Guddoomiyaha Gobolka Mudug:’’Jawaari ha barto Puntland,Soomaali uma baahna Hogaamiye Cadaawaad dhexdhiga,Cuqdad beera,dadkana kala dila.
Gaalkacyo (Pes): ‘’Dadka Digil iyo Mirifle Deegaan ayay ku leeyihiin Puntland,Xuquuq bay ku leeyihiin,Guryaan siinay,Dhul baan siinay,waa ka Ganacsadaan,waa Arday...