Xog: Shirkadihii Shidaalka ka baarayey Puntland oo joojiyey shaqadii ay ka wadeen Puntland
Shalay, 08-08-2014, ayey Shaacisay shirkadii Shidaalka ka baaraysay Puntland in ay joojisay ilaa iyo inta uu Xasan Culusoow uga ogolaanayo...
Xog muhiim ah: Safarka Xasan Culusoow ee Maraykanka iyo Guuldarada ka raacday
Warbaahinta caalamiga ah ee Puntlandes ayaa ilo xogogaal ah ka heshay in ay guuldaro ka raacday madaxweyne Xasan Culusoow shirarkii...
Faahfaahin: Safarkii Xaabsade uu ku wajahnaa Garowe
Bursaalax (Pes): Siyaasi Xaabsade oo soo gaaray maantay magaalada Bursaalax ayaa waxaa ilo xog ogaal ah u sheegeen Puntlandes in...
War deg deg ah: Axmed Cabdi Xaabsade oo ku soo wajahan maanta magaalada Garowe caasimada Puntland.
Bursaalax (Pes) Warbaahinta caalamiga ah ee Puntlandes ayaa ogaatay in Axmed Cabdi Xaabsade oo ah siyaasi caan ah oo ka...
Daawo Video: Cali Khaliif Galayr iyo waxa Saaxdheer ka socdo
Wararka Saaxdheer naga soo garaya ayaa sheegaya in halkaas lagu dhaariyey 19 xildhibaan oo ka mid ah noqonaya baarlamaanka Khaatumo...
Suurtogal ma tahay in Puntland la joojiyo gaadiidka leh shukaanta midig?
Shirkii Shalay ee xukuumadda puntland waxaa kasoobaxay in baabuurlaydu badelaan isteerinka midiglaha ah oo u beddelaan dhinaca bidixda. Su,aashu waxay...
Falanqaynta Todobaadka iyo Puntland
Warbaahinta caalamiga ah ee Puntlandes waxay idiin soo gudbinaysaa sidii caadada u ahayd falanqaynta iyo faalaynta dhacdooyinkii ugu waawaynaa ee...
Daawo video: Mudug iyo Galgaduud oo la difaacaayo jiritaankooda
Dastuurkii mee lagu heshiiyey? Mudug iyo Galgaduud waa halkee? Yaase dega? Daawo video
Dhagayso: Xasan Culusoow iyo shirkadaha shidaalka uu u soo dirayo Puntland
Puntland oo 16 sano jirsatay ahaydna ilaaliyaha midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo ilaaliyahay Faderaalka iyo dastuurka ayaa waxay noqotay mid hal...