Month: November 2023

Xil C/raxman C/shakur ”Been ma sheegayaasha & taageerayaasha baraha bulshada muddo ayey kuu durbaan tumi karaan, laakiin masoo ciidmi karaan markii runta ….”

07 Nov 2023 (Puntlandes.com) Cabdiraxman Cabdishakuur oo warqad furan u diray Madaxweyne Dani ayaa yiri "Saaxiib Dani Soomaali xeelad, sasab iyo...

PUNSAA “Lama aqbali karo falka maanta ka dhacay Garowe… waa in la joojiyo isticmaalka awoodda, hadallada xanafta leh iyo si xun u adeegsiga Baraha Bulshada”

07 Nov 2023 (Puntlandes.com) Dallada Bulshada Rayidka Puntland, (PUNSAA), ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Garowe...