Month: November 2023

Dallada Mucaaradka Puntland oo Deni ugu baaqay in uu Jaanis siiyo waan waanta nabadeed ee ay wadaan Isimada dhaqanka SSC, uuna fuliyo Go’aankii Isimada dhaqanka Puntland