Year: 2017

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland oo Garowe ku Daah-furay Shirweynaha dib u eegista mashruuca horumarinta Degmooyinka Puntland ee JPLG

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 10 July, 2017 waxa uu caasimadda Garoowe ku daah-furay...

Akhriso warsaxaafadeed kasoo baxay qaar ka mida Golaha Deegaanka Galkacyo oo ay ku dhaliileen Duqa Degmada & kuxigeenlkiisa kuna taliyeen in la isaga yimaado talada Galkacyo oo faraha ka baxday dhiig baxaysana