26 Nov 2026 (Puntland.com) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle ayaa amar dul dhigay maamul Degmada Gaalkacyo, kaasoo ah inaysan wax lacag ah ka saari karin Bankiga Dowlada Puntland ilaa laga bixiyo mushaharka shaqaalaha Dowlada hoose.
About The Author